qaybka nolosha


"Kawarran ruuxa noloshaada kusoo biiray waqti aad u baahnayd, ruuxa ku siiyey danayn iyo jacayl, ruuxa kusiiyey taageero oo qurxiyey maalmihii noloshaada, ruuxa kasbaday ee hantay qalbigaaga iyo dareenkaaga, ruuxa aad ku kalsoonaatay in kabadan inta lagu kalsoonaado ruux bashar ah!, haddana si fudud uga maarmay noloshaada, kaa fogaaday, ku cidleeyey isaga oo aan waxba kaa tabanayn oo xitaa aan ku ogaysiin sababta uu uga baxay noloshaada!." 💔😥

Kommentare

Beliebte Posts aus diesem Blog

MAXAAD KA OGTAHAY SHIRKADA AIRBUS

WAX KA BARO AFRIKA

Xukunnada qoysaska Carbeed ee wadamada Khaliijka